SOMALITOONS

KARTOON, SHEEKOOYIN, BARNAAMIJYO WAXBARASHO IYO DIINI AH MA U RAADINEYSAA CARUURTAADA?ARE YOU LOOKING FOR CARTOONS, STORIES, AND EDUCATIONAL AND RELIGIOUS PROGRAMS FOR YOUR CHILDREN?

Aragtideena
Our Vision

Waxaannu u diyaarinnay bulsho weynta Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool barnaamijyo caruureed tayo leh, si ay caruurta uga lumin afkoodii hooyo.We have developed quality children's programs for the large Somali expat community around the world, so that children do not lose their mother tongue.

KARTOONNO
CARTOONS

Barnaamijyo caruureed oo tayo sare leh ee loogu isticmaalay 3d CGI animation.High quality 3d CGI animated childrens programs.

EDUTAINMENT

Barnaamijyo caruurtu ay wax ka bartaan oo madadaaliya.Childrens progams that educate and entertain.

BUUGAGTA MAQALKA AH
AUDIO BOOKS

Sheekooyin gaaban iyo kuwo dhaadheer oo loogu talagalay wakhtiga hurdada iyo si loo yareeyo wakhtiga shaashadda.Short and long stories for bedtime and to counter screen time.

MEEL DHOWRAN
SAFE SPACE

Weligaa miyaad ka warwartay waxa ka soo bixi kara TV-ga markay caruurtaadu daawaneyaan? Wax walwal ah kama jiraan halkan! Waxaannu kaliya soo saarnaa barnaamijyo ubadka ku habboon.Do you ever worry what might come from TV when your children watch it? No worries here! We only publish child friendly material.

Muhiimadda Afka Hooyo
Importance of Mother Tongue

Baadhitaanno farabadan waxay muujinayaan in barashada afka hooyo ay muhiim u tahay horumarinta xirfadaha kale ee fikirka muhiim u ah, barashada luqadda labaad, iyo xirfadaha akhris-qoraalka.

Studies show that learning in the mother tongue is crucial for improving other critical thinking skills, second language learning, and literacy skills.

SOMALITOONS

Barnaamijyo caruureed tayo leh hal taabasho ayey kuu jirtaa!Quality children's programs one click away!

© SOMALITOONS. All rights reserved.

Ku soo dhawoow
Somalitoons!

Maqal Maxamed

Text

Sheekooyinka Cigaal Shiidaad

Sheekooyinka diin iyo dacawo

Sheekooyinka wiilka la la dardaarmay

Macalin Jimcaale

Macalin Faadumo